Clean Lyric
Paragraph Lyric
gabar yaroo subhaano
maro shabeelo hirato
maro qafiifa huwato
maga'aaga ii sheeg
magaeygu waa sharaf
sharaf haaji weeyan
aqalada hariirta
dhina baan ka jooga
alla ya u sheega
tinta u shanleeya

nahoy zamzamey
sabaah nuurey
adoo kin kin iyo
kaluun badaneey
adoo hajka jira
xasuus badaneey
sahiibtaa asho ashaq baa dilay
ugu dambeyntiina
aniyo geeluba
wa u banaanbahnay

(chorus)

wanagii orodnee
nabad barinee
mareykan waa laga soo waayay(3x)
gabar yaroo subhaano    maro shabeelo hirato   maro qafiifa huwato   maga'aaga ii sheeg   magaeygu waa sharaf   sharaf haaji weeyan    aqalada hariirta    dhina baan ka jooga   alla ya u sheega    tinta u shanleeya       nahoy zamzamey    sabaah nuurey    adoo kin kin iyo   kaluun badaneey   adoo hajka jira    xasuus badaneey   sahiibtaa asho ashaq baa dilay   ugu dambeyntiina   aniyo geeluba   wa u banaanbahnay      (chorus)      wanagii orodnee   nabad barinee   mareykan waa laga soo waayay(3x)